Salamu Calaykum!
Dhamaantiin waad ku mahadsantihiin sida sharafta mudan ee aad u tixgelisay in aad in yar oo ku saabsan warbixinteyda aad ka hesho halkan. Anoo ah wiil soomaaliyeed oo hadda degen dalka pakistan, oo ay da'diisuna tahay 20 jir, waxaana halkan ka dhigtaa jaamacad medical ah waxaan jeclahay in aan noqdo qof Doctor ah waa haduu Alla ka dhigo. Aniga oo la i yidhaahdo CabdiCasiis Ismacil Maxamed intaa waxaa kuu sii dheer waa balwada aan leeyahay. Runtii aniga horta wax balwad sidaa u badan ma lihi oo waxaan ahay qof diinta wax ka bartay middaana ilaahay ayaan ugu shukrinayaa, teeda xigta waxaan aad u jeclahay in aan kubada loo yaqaano Basketballka in aan aad ugu dheerahay. Insha-Allah markaan waqti u helo ayaan si fiican idinku qeexi.
Waad ku mahadsantahay 100%
|
|